LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Maxaa sababa cudurka gaska?ka faa,idayso

 Dad badan oo dunida dacala deeda kunool

 ayaa la itaal daran cudurka gaska /laab olol/

 laab jeex intaba waa loo yaqaan oo waa lagu tilmamaa.Hadda ba si aad wax badan ugu

 ogaatid kuxir now blogging kaan kana faa,iidayso qoraal cilmiyeedkaan.

1Waa maxay cudurka gaska? Waxa lagu

 tilmaamaa dib usoo noqodka acide-da

 caloosha.Caloosha iyo hunguriga waxaa u dhexeeya muruq yar (small muscle) ee loo 

 yaqaan lower esophagus sphincter sida  caadigaa muruqas wuu xirmaa marka ay cuntada caloosha ugudubto.

 Haddii uu muruqas dabco ama uu xirmo waxaa dhacda in acide-da caloosha ay dib ugu soo noqoto hunguriga.

Hadday soo labato acide-da caloosha qofku waxuu dareemaa laab jeex.

Caloosha waxay ledahay unugyo kadifaaca acide -da caloosha  balse tubada hunguriga malaha unugyo kadifaaca.


Sudaas daradeed haddii qofku uu dareemo laab jeex waxay katarjumee in acide-da caloosha ay gubayso tuba hunguriga.

2 maxaa sababa cudurka gaska? Inta ugu badan waxaa sababa eerno:
 eernadu waa in xubin kamida xubnaha jirka ay kasoo durugto booske-dii soona aado boos kale.

Qaybta kore ee caloosha inta u dhexaysa caloosha iyo tubada hunguriga ayaa sare u baxaaya .
waxayna ka sare mara yaan muruqa u dhexeeya sablayda iyo ubacda ee looyaqaan diya faram-ka haddii ay kasare maraan
 waxaa dhecaysa in acide-da caloosha ay dib ugu soo labato tubada hunguriga .

kolkaas qofku waxuu dareemaa laab jeex.Waxaa kaloo keena buurnida uurka

 cunista cuntooyinka eed u culus ama cuntada markaad cunto inaad laseexato ama dadka aan cuntada siwacan aan u calalin.

Sidookale waxaa keena cuntooyinka  ay basbaska kubadan yihiin, jukulayd ka , toonta ,sigaarka, kafayga iyo dawooyinka qaar.

3 waa maxay calaamadaha sababa gaska?

Calaamadaha inta badan waxay yimaa diin marka uu qofku cuntada cuno kadib ama uu seexdo . 
Waxaana kamida  daaca qurun , laqanyo  iyo qofku markuu cuntada qaato inuu kuxanuun sado ama uu seexdo.

Waxaa kaloo kamida hangover,  qofka inay laqida ku adkaato iyo laab xanuun markuu cuntada qaato kadib.


4 sidee loo daweeyaa cudurka gaska?

Waa inaad isticmaasho biyaha baradhada laga miiray maxaa yelay waa ant acide

Waxaana cabaysaa cuntada kahor 3 jeer malinkiiba.Sidooke waa inaad isticmaasho

 biyaha bariiska lagamiiray 1 litter oo biyaa ayaa waxaa kudaray saa 150 gram oo bariis

Kolkaas dabka ayaa saraysaa markii biyaha

 bariiska ayka miirmaan ayaa cabaysaa.
Sidookale waxaa cabaysaa sanjibiil qoyan

 waxayna lada galantaa jeermiska waxayna isku dheli tirtaa dheefshiifka caloosha .

Waxaa kaloo isticmaali kartaa biyaha diiran iyo malab koob biyaa ayaa 2 qaado (spoon)

 kudaraysaa kadibna waad cabaysaa.
Haddaba haddii aad tahay bukaan la ildaran

 cudurka gaaska waa inaad qaadato taloo yinkaan kana fogaato hilibka cas maxaa yelay

 waxuu leeyahay protein iyo fat badan
.Haddaba siloo burburiyo protein ka iyo

 dufanka (fatka) waxaa loobahan yahay in lasoo daayo acide fara badan.Waxaad  kubede shaa

 hiliba kaas hilibka cad sida kaluunka iyo digaga.
Digaga waxuu leeyahay maqaar yar oo dusha

 kasaran waadna kafii qaysaa sababtoo ah waxuu leeyahay dufan farabadan.

Oqoonso oo kafigaw cuntooyinka kugu kicikara laab jeexa sidookale waa inaad yaraysaa

 soojedka badan iyo cuntooyinka dufanka leh ama la shiilay.

Cab biyo badan ugu yaran 3 litter malinkii.

Waa inaad iska ilalisaa cabitanada ay kujiraan sadric acide sida liinta iyo orange-ga.

Samee qodo badaan habeen kii markad see

 xanayso .1 isticmaal barkin dheer 2 jooji cuntada 2 saac kahor intaadan seexan 3

haxiran maro caloosha kaaga dhegan  maxa yelay acide-da caloosha ayaa dib usoo celisaa.


















Post a Comment

0 Comments