LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Dawooyinka lagu daweeyo wax yaabaha ilma qabatida ah.



Marka lajoogo cilmiga pharmacology waxaa muhiim ah inaad barato dawooyinka iyo cudurka lagu daweeyo hadaba waxaan qoraal kaan ugu faalooday hordhac kusaabsan dawooyinka lagu daweeyo noola yaasha ilma qabatida ah (microorganisms) hadaba aqri qoraal cilmiyeedkaan hoose.

1 what microorganisms?
Microorganisms waa noolayaal ilma qabatiya waxa kaliya ee lagu arki karo ayaa ah wayneyso (microscope).
Hadaba dawooyinkaan anti-microbial drugs ka ah wala kalaqadaa ayadoo lagu salaynayo nuuca jeermiska ay ladagaalamaan waxayna kalayihiin:

1 Antibacterial drugs( kuwa lagu daweeyo bacteria-da)
2 Antiviral drugs( kuwa lagu daweeyo virus ka).
3 Antifungal drugs (kuwa lagu daweeyo fungus ka)
4 Antiprotozoal drugs (dawooyin lagu daweeyo baratusuwaha)
.


Dawada ladooranaayo ama laqadanaayo waa tan ugu faa,iidada badan uguna dhibaata yar.
Dawada laqaadanayo labo ayaa looqaybiyaa mid dilaysa neolithic ilma aragtida ahaay (microorganisms)
Iyo mid joojinaysa koritaankiisa.
Marka lafiirsho dawada bacteria-ds lagu daweeyo habka ay ushaqaynayso waxay noqonaysaa sidaan soosocota;


1 Inhibits bacterial cell wall biosynthesis (inay dawadii joojiso in bacteria-da cell wall samaysato).
2 Inhibits bacterial proteins synthesis (inay joojiso in bacteria-dii proteins samaysato).
3 Inhibits bacterial metabolism (inay joojiso in bacteria-dii tamar lasoobaxdo).
4 Inhibits bacterial nucleic acid synthesis (inay joojiso in bacteria-dii DNA iyo RNA samaysato).
Antibiotics  waa dawooyin lagu daweeyo bacteria-da waana madooyin laga soosaray nuucyo kala duwan microorganisms ah (bacteria, fungi, and actinomycetes).
Antibiotic -gii ugu horeeyay waxaa laga soosaray fungus looyaqaan penicilium.



















Post a Comment

0 Comments