LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Maxay dawadu jirka kusamaysaa?


 Waxaa jira shaqooyin badan ay dawadu jirka kaqabato waxaana loo yaqaan pharmacodynamics.

In dawadii ay jirka shaqo kaqabto waxay katar jumaysaa in dawadii sidii loogu talagalay jirka ula falgashay hadda ba si aad uhesho maclumad dheeraada aqri qoraal cilmiyeedkaan hoos kuqoran.

1 Pharmacodynamics:waa shaqada ay dawadu jirka kaqabato ama saamaynta ay jirka kuyeelato( what the drug does to a body).

Molecule kasta oo shaqaynaaya waxuu leeyahay meel ay dawadu kahawl gasho.

2 sidee dawadu jirka ula falgashaa ?

Waxaa jira siyaabo badan ay dawadu jirka ula falgasho waxayna kala yihiin:


1 interaction with receptors( inay dawadii kudhegto receptor ka)

.receptor kuna waa protein laga helo cell ka dushiisa:tusaale: dawooyinka qaar ayaa kudhega receptor kuyaalo cell membrane -ka.

3 interaction with DNA (inay la falgasho dawadii hida sidaha DNA)
Tusaale cytostatics.


Drug affinity:marka laqeexaayo
ama la eray bixinaayo waxaa lagu tilmaamaa in ay tahay : cabirka awooda dawada uleedahay in ay kudhegto receptor kii ay shaqada kaqabanaysay.


Inta ugu badan dawooyinka drug receptor ka ah waa reversible (waxay kafurmaayaan receptor kii kadib markay shaqadooda gutaan ) balse waxaa jira kuwa ah irreversible lakiin aad ayay uyaryihiin oo waa less common.


Bioavailability :waa xadiga ay dawadu ku garto dhiiga( systemic circulation).
Haddii dawada lagaqaato xididka dawadaas bioavailability- ga ay leedahay waxuu noqonayaa 100%.
Waxaa jira qodobo(factors) sameeya bioavailability-ga waxayna kala yihiin:


1 first-pass hepatic metabolism :waa xadiga dawada laga nuugaayo caloosha eelagaynaayo beerka(liver)
Kahor intaan lagayn systemic circulation-ka.


3 Ability to pass through lipid membrane: waa awooda dawada uleedahay in ay kagudubto derbiyada dufanka leh eeloo yaqaan lipid membrane maxaa yelay dawooyinka very hydrophilic drugs-ka ah sifiican looma soonuugo sababtoo ah waxay qani kuyihiin dufan.

Very hydrophilic drugs waa dawooyin biyaha jecel ama kumilma.

































Post a Comment

0 Comments